Awooda Madaxweyne Trump u leeyahay inuu weeraro Iran oo la xadiday

Congreska Mareykanka ayaa u codeeyay qaraar lagu xadidayo awoodda milateri ee Madaxwyene Trump uu u leeyahay in uu dagaal ku qaado Iran xili xiisad culus ay ka dhex taagan tahay labada dal. Inta badan xildhibaanada congreska ayaa qaraarkan isku raacay, inkastoo aan wali loo gudbin aqalka sare oo ay ku badan yihiin xisbiga Jamhuuriga ee … Continue reading Awooda Madaxweyne Trump u leeyahay inuu weeraro Iran oo la xadiday